by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jubaland, Ahmed Madoobe, ayaa si rasmi ah ugu yeeray xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku metela deegaanada Jubaland in ay ka soo qaybgalaan kulan wadatashi ah oo ka dhacaya magaalada Kismaayo. Warqad ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha...
by Banaadir | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in dowladda Jabuuti ay sare u qaadday ammaanka dalkeeda, xilli ay cirka isku shareerayaan xiisadaha ka aloosan gobolka Bariga Dhexe, gaar ahaan weerarradii ugu dambeeyay ee lala beegsaday Iran iyo carqaladaha ka jira marin-biyoodka Badda...
by Banaadir | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in dukumeenti ku wareegaya baraha bulshada oo lagu sheegayo in dowladda federaalka ee Solmaaliya ay taageero u muujisay dowladda Iran uu yahay mid...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Degaanka Qansaxle oo hoostaga degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa waxaa aroornimadii maanta laga helay meydka haweeney lagu magacaabi jiray Xaali, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan qoyskeeda. Wararka ayaa sheegaya in gabadha is daldashay, iyadoo xarig iska soo...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Dowladda Iran ayaa mar kale weerar ku qaaday qaar ka mid ah dalalka Khaliijka Carabta, iyadoo qaraxyo laga maqlay magaalooyinka Dooxa iyo Abu Dhabi. Saraakiisha hawada ee waddamada Khaliijka ayaa shaaca ka qaaday in hawada waddamada ay maanta si ku-meel-gaar ah u...
by Banaadir | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS
Wargeyska The Washington Post,ayaa daabacay warbixin muujinaysa in, marka laga soo tago Israa’iil, Sacuudiga uu si weyn ugu cadaadiyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu qaado tallaabo milatari oo ka dhan ah Iiraan. Sida lagu sheegay warbixinta, Dhaxal-sugaha...