by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Cummaan ayaa si kulul u cambaareysay weerarrada militari ee ay Mareykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iran, iyadoo ka digtay in colaaddaasi ay sii ballaarin karto xiisadda gobolka. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Cummaan ayaa lagu sheegay in ficilladan ay...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor intii aysan kicin diyaaraddii siday wafdiga Madaxweynaha Puntland ee shalay ku wajahnaa magaalada Garowe, uu khadka taleefoonka kula soo xiriiray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud,...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Waxaa la xaqiijiyay geerida xoghayihii Golaha Difaaca Qaranka ee Iiraan, Cali Shamkhani, iyo taliyihii guud ee ciidanka Iiraan, Jeneraal Maxamed Baakboor, kaddib weerarro la sheegay inay fuliyeen Mareykanka iyo Israa’iil gudaha Iiraan. Sida ay werisay Al Jazeera,...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamada ammaanka ee Degmada Marka, xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa xalay gacanta ku dhigay miino la doonayay in lagu waxyeelleeyo amniga magaalada. Wararka laga helayo saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya in miinadan lagu qabtay nin lagu magacaabo Yuusuf...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Kumanaan qof oo Iiraaniyiin ah ayaa maanta isugu soo baxay waddooyinka waaweyn ee caasimadda Tehran, iyagoo ka barooranaya dilka hoggaamiyaha sare ee dalka Iiraan, Ali Khamenei. Bannaanbaxa oo ahaa mid si weyn loo abaabulay ayaa lagu qabtay fagaarayaal kala duwan oo...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u cambaaraysay weerarrada ay Iiraan ku qaaday dalal ka tirsan Khaliijka, sida uu ka sheegay Golaha Ammaanka ergeyga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) Danjire Abuukar Balle. Hadalkan ayaa laga jeediyay fadhi uu...