by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan la qaatay siyaasiyiinta reer Puntland ee haatan ku sugan magaalada Muqdisho, kuwaas oo hore uga soo guuray Puntland, isla markaana siweyn u mucaaradsan Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni. Kulankaasi ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar aan ka helnay ilo xog-ogaal ah ayaa sheegaya in xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Soomaaliya, kuwaas oo lagu tirinayo mucaaradka maamulka Koonfur Galbeed, ay hub dhinaca dhulka ah ku geeyeen degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay. Arrintan ayaa si weyn looga hadal...
by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay. Ilo ku dhow kulanka ayaa sheegay in...
by Banaadir | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn u dhaliilay duqeymaha Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay in duqeymaha Cirka re Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya aanan lagala tashan dowladda federaalka Soomaaliya islamarkaana ay waxyeello...
by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kumaandooska Danab Ururka 163-aad, Guutada 16-aad oo kaashanaya Qeybta 27-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaannada Cadiimo iyo Dhaaye-Dhebe ee hoostaga degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan. Howlgalkan oo ku saleysnaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Muwaadin Soomaaliyeed, Allah ha u naxariistee Daa’uud Ibrahim Muuse, ayaa xalay lagu dilay deegaanka Salem ee hoostaga magaalada Port Elizabeth, gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika. Sida ay wararku sheegayaan, koox hubeeysan ayaa weerar ku qaaday dukaanka uu...