by Banaadir | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dhaqaatiirka Caafimaadka ee Sacuudiga ayaa Malintii Khamiista ahayd si guul leh u kala soocday ama u kala Fujisay laba canug oo Somali ah laguna kala Magaca, Rahma iyo Ramla, Kadib qalliin adag oo qaatay 12 saacadood oo xiriir ah oo ka dhacay magaalada Riyadh....
by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dalalka Khaliijka qaarkood ayaa la sheegay inay ka wada hadlayaan suurtagalnimada dib-u-eegis lagu sameeyo ama xitaa la joojiyo qaar ka mid ah qandaraasyada iyo maalgashiyada ay la leeyihiin Mareykanka, iyadoo tallaabadan loo arko mid ka dhalatay xiisadaha sii...
by Banaadir | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay dastuurka kama-dambaysta ah ee dalka, kaas oo dhigaya in muddada xilka Madaxweynaha ay noqoneyso shan sano, sida ku cad qodobada cusub ee dastuurka. Arrintan waxay ka dhigan tahay in Madaxweyne Xasan...
by Banaadir | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka qeyb galay kulan afur ah oo lagu maamuusayay laguna sagootinayay Kaaliyihii hore ee Amniga NISA, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha...
by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Qiimaha shidaalka ee magaalada Muqdisho ayaa si lama filaan ah sare ugu kacay, iyadoo kororku gaarayo qiyaastii 77% marka loo eego qiimihii maalmo ka hor laga iibinayay suuqyada caasimadda. Maalmo ka hor, hal litir oo shidaal ah ayaa lagu iibinayay qiyaastii $0.65,...
by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay kulan mahadcelin ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud u sameeyey Xildhibaanada labada Aqal ee...