• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

LATEST NEWS

Dhimasho iyo dhaawac soo gaaray Burcad Badeed dooneysay inay afduub ka geysato xeebaha Puntland

by Banaadir | Feb 27, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Koox burcad badeed ah ayaa maanta xeebaha degmada Eyl ku weeraray dooni Kalluumeysi oo ay doonayeen inay afduubtaan. Doonida kalluumeysi oo laga leeyahay dalka Iran ayaa waxay wararku sheegayaan inay rasaas ku furtay kooxda Burcad badeedka kadib markii ay aad ugu...

Türkiga oo gacan weyn siiyay DFS & Al-Shabaab oo wajahaya xaaladdii ugu adkeyd

by Banaadir | Feb 27, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in taageerada milatari ee Turkiga ay si muuqata uga caawisay ciidamada Soomaaliya inay dib u riixaan Al-Shabaab, isaga oo meesha ka saaray wararka sheegaya in kordhinta...

Meyd La Rumeysanyahay Inuu Yahay Kii Ikraan Tahliil Oo Laga Helay Muqdisho

by Banaadir | Feb 27, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in la helay meydka qof dumar ah oo la aaminsanyahay inay ahayd Ikraan Taliil. Lafaha qofka ayaa waxay wararku sheeyaan inay ku dhex jireen Kartoon islamarkaana lasii galiyay meel god ah. Qofka meydkiisa la...

Maxaa kasoo baxay Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ee Maanta la kulmay?

by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Waxaa maanta kulan gaar ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo xubno ka tirsan siyaasiyiinta mucaaradka ah oo ay ka mid ahaayeen Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Khaliif Cabdiqaadir Macalin Nuur...

Tűrkiga oo ka hadlay wararka Sheegaya in Somalia uu keenay Nidaamka Difaaca Gantaallada ee S-400

by Banaadir | Feb 26, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Turkiga ayaa maanta oo Khamiistii si cad u beenisay warar sheegayay in ay nidaamka difaaca gantaallada ee Ruushka laga soo iibsaday ee S-400 u dirtay dalka Somalia iyadoo ku tilmaantay wararkaasi kuwo ku saleysan mala-awaal lagu faafiyay...

Dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay G/Sanaag & Maamulka Waqooyi Bari oo ka hadlay

by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Dagaal xooggan oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay deegaanka Shidan oo hoostaga degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag. Dagaalka ayaa la sheegay inuu u dhaxeeyay ciidamo ka tirsan kuwa Somaliland iyo maleeshiyaad deegaanka ah....
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.