by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kulan gaar ah ayaa maanta ka socda Xarunta Madaxtooyada Qaranka, kaas oo u dhaxeeya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed oo ay wehlinayaan mas’uuliyiin ay ka mid yihiin...
by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa maqaal uu dhawaan ku qoray Jeune Afrique si cad uga hadlay arrimaha ku saabsan aqoonsiga ay Israa’iil siisay Somaliland, isagoo ku tilmaamay tallaabadaas mid khatar ku ah xasilloonida gobolka iyo midnimada Soomaaliya....
by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta soo gaaraya magaalada Muqdisho, halkaas oo uu kulan wadatashi ah kula yeelan doono Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Wararka laga...
by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay munaasabad sagootin ah u qabatay Danjire Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan, oo loo magacaabay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiya Boqortooyada Sacuudi Carabiya. Danjire Maxamed Amiin, oo ilaa hadda ahaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | BUSINESS, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Qaybta Booliska ee Gobolka Nugaal, ayaa hawlgal qorshaysan oo ay fuliyeen ku guuleystay inay gacanta ku soo dhigaan eedaysane lagu magacaabo Guuleed Cabdicasiis Axmed. Eedaysanahan ayaa lagu tuhunsan yahay falal mukhalasnimo ah,...
by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ilo wareedyo rasmi ah ayaa xaqiijiyay in musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Cabdulqaadir Cosoble iyo Khaliif Cabdulqaadir Macalin Nuur, ay is-xilqaameen isla markaana maalmaha soo socda kulan gaar ah la yeelan doonaan Madaxweynaha...