by contact@fairytale-express.com | Feb 26, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhawaaqay cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogay afar sarkaal oo sare oo ka tirsan RSF (Rapid Support Forces), kaddib markii lagu eedeeyay inay mas’uul ka ahaayeen xadgudubyo culus oo ka dhan ah rayidka, gaar ahaan kuwa ka...
by Banaadir | Feb 26, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in saldhigga Dayaxgacmeedyada ee Turkigu qorsheynayo inuu ka hirgeliyo Soomaaliya uu furi karo fursado cusub oo iskaashi oo ku saabsan amniga, warshadaha difaaca iyo wadaagista teknoolojiyadda ee...
by Banaadir | Feb 26, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa Xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Mudane Jamaal Maxamed Xasan. Kullanka oo ay qeyb ka ahaayeen khubaro labada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa si rasmi ah u muujisay mowqifkeeda ku aaddan xiisad xuduudeed oo u dhaxaysa Dowladda Kuwait iyo Jamhuuriyadda Ciraaq, iyadoo war-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ay ku caddeysay in ay garab taagan tahay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Somaliland ayaa Dr. Maxamed Cumar Xaaji Maxamuud u magacaabay inuu noqdo Safiir Buuxa oo Awood leh oo Somaliland u fadhin doona Dawladda Israa’iil. Magacaabistan ayaa ka dambeysay qiimeyn iyo tixgelin ku saabsan khibradda, aqoonta, iyo waayo-aragnimada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay isbeddel cusub oo lagu sameeyay taliska sare ee qaar ka mid ah hoggaanka ciidamada qalabka sida, iyadoo tallaabadan ay qeyb ka tahay dib-u-habeyn ballaaran oo muddooyinkii dambe ka socotay hay’adaha amniga dalka....