by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaarissa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo ka tirsan Ciidamada Kenya saacadihii la soo dhaafay, xilli ay ka baxeen xerada ay ku leeyihiin deegaanka Dhaashooy ee hoostaga degmada Faafi. Sida ay wararku...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Qaar ka mid ah xildhibaannada iyo wasiirrada ka soo jeeda beelaha Daarood ayaa xalay kulan gaar ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe). Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa Magaalada Muqdisho maanta oo ay taariikhdu tahay 25-ka Febraayo martigelinaysa kulan wadajir ah oo ay yeelanayaan labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaas oo diiradda lagu saarayo soo bandhigista cutubyadii ugu dambeeyay ee hannaanka dib-u-eegista...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Kumaandooska Danab, gaar ahaan Ururka 163aad, Guutada 16aad, ayaa maanta fuliyey howlgallo qorsheysan, kuwaas oo ka dhacay deegaanno hoos taga degmada Maxaas. Howlgalladan oo uu si toos ah u hoggaaminayey Taliyaha Ururka 163aad, G/le Maxamed Bashiir Sheekh...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka laga helayo ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in xubnaha Golaha Mustaqbalka ay maanta ku yeelanayaan kulankoodii ugu dambeeyay ee wadatashiga ah Hotelka Airport, ka hor inta aysan ka kala dhoofin caasimadda. Kulankan oo loo qorsheeyay 11:00...
by Banaadir | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Somaliland ayaa shaacisay inay gacanta ku dhigtay shabakad ay ku eedeeysay inay ka shaqeyneysay wiiqitaanka aqoonsiga Somaliland ay ka heshay Israa’iil. Cabdalle Maxamed Carab Sandheere oo ah wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Somaliland ayaa sheegay in Shabakaddan...