by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | FEATURED, LATEST NEWS, WARARKA
Ciidan katirsan Nabad Sugida oo qoryo iyo Bistoolado ku hubeysan watayna tuutaha NISA iyo Gaari Cabdi Bile ah ayaa xalay wariye Cabdi Xaafid oo katirsan Tv-ga Somali Cable ka afduubtay nawaaxiga Saldhigga booliska degmada Waaberi, isagoo fadhiyay maqaayad uu ka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulan muhiim ah oo u dhaxeeya xubnaha Golaha Mustaqbalka oo uu kamid yahay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Xildhibaannada labada Aqal ee mucaaradka. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo wadahadalladii...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay inay Maraykanka siiso saldhigyo ciidan isla markaana u ogolaato ka faa’iidaysiga macdanaha qaaliga ah ee dalka ku jira, sida uu sheegay Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad. Wasiirka ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ay si rasmi ah u burbureen wada-hadalladii u socday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka. Warsaxaafadeed ay soo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa shaaciyay in uu fashilmay Shirarkii ay kula jireen Villa Somalia oo natiijo la’aan kusoo dhamaaday. Warsaxaafadeed ay soo saareen ayay ku sheegeen in Villa Somalia ay fashilisay wada-hadallada, isla markaana dowladda weli ku howlan...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa ku boorrisay hoggaamiyeyaasha Soomaaliya in ay sii wadaan dadaallada wada-hadalka iyo is-afgaradka, iyadoo ku tilmaantay in inkastoo ay adag yihiin, haddana ay yihiin kuwo lama huraan u ah horumarka dalka. Qoraal ay safaaraddu ku...