by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xoogagga mucaaradka ee ku mideysan Gollaha Mustaqbalka ayaa si rasmi ah u diiday dalab ka yimid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaddib kulan ay la yeesheen Wasiirka Waxbarashada, Faarax Sheekh Cabdulqaadir, oo wakiil ka ahaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed dalka Nigeria, kuwaas oo sababay dhimashada in ka badan 50 qof oo rayid ah, isla markaana lagu afduubtay haween iyo carruur....
by Banaadir | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa fadliga bisha Ramadaan awgiis, markale cafis u fidiyay dhallinyarada la qalday ee ka tirsan Khawaarijta, haddii ay ka tanaasulaan fikirka xagjirka ah oo ay dib ugu soo laabtaan dadkooda...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta deegaanka Maxaa Siciid oo ka tirsan Degmada Masaajid Cali Gaduud ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanka oo shalay gudaha u galay deegaanka ayaa saaka si buuxda u...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay qarax miino oo ka dhacay degaanka Shallaanbood oo hoostaga degmada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay bar-koontorool oo ay Ciidamada Dowladda ku...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Golaha Mustaqbalka ayaa la filayaa inay maanta gelinka hore yeeshaan shir gaar ah oo ay kaga arrinsanayaan tallaabada xigta ee ay qaadi doonaan, kadib markii wadahadalladii siyaasadeed ee u socday ay natiijo la’aan ku soo dhammaadeen. Shirkan ayaa kusoo aadaya xilli...