by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la filayaa inay kulan muhiim ah la yeelato wakiillada beesha caalamka, shirkan oo ay codsatay dowladda. Kulanka ayaa waxaa dowladda ku meteli doona Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, Saalax Jaamac, iyo xubno sare oo ka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Soonka bisha Ramadaan waa tiir ka mid ah shanta tiir ee Islaamka, taasoo ku waajib ah qof kasta oo muslim ah oo qaangaar ah, miyir qaba, caafimaadkiisu taam yahay. Sida Islaamka, dadka raacsan diimaha kale, sida Masiixiyadda, sidoo kale way soomaan. Si kastaba ha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la sheegay inuu la xiriiray qaar ka mid ah xubnaha mucaaradka, kaddib markii wadahadalladii uu shalay la heeshay ay natiijo la’aan ku dhammaadeen. Ilo xog-ogaal ah oo ku dhow dhinacyada wada hadlaya ayaa sheegay in...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa isbeddel ballaaran ku sameeyay hoggaanka Guutooyinka Qeybta Kumaandooska Gorgor, isaga oo xilalkii ka qaaday qaar kamid ah taliyeyaashii hore, islamarkaana magacaabay hoggaan cusub. Taliye Aadan Maxamed...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna musharax Madaxweyne, Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa maanta Shirkii Villa Somalia ka jeediyay khudbad uu si toos ah ugu hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo hannaanka doorashooyinka la filayo. Xildhibaanka ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Shir u dhexeeyay madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka ayaa kusoo dhammaaday natiijo la’aan, kadib markii la isku mari waayay ajandaha ku saabsan hannaanka doorashooyinka dalka. Kulanka oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa diiradda lagu...