by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Mid kamid ah dhalinyaradii ka qeyb qaadanayay bannaanbax looga soo horjeeday dhul boob ka socday xaafadda Alcadaala ee degmada Hiliwaa ayaa ku geeriyooday mid kamid ah isbitaallada ku yaalla magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah. Alle ha u...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Ahmed Abdi Kariye Qoorqoor, ayaa xalay shir muddo qaatay la yeeshay Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug Ali Eid, Senator Dhagdheer iyo Xildhibaan Ugaas Dhagay Gelle. Shirkan oo ahaa mid xasaasi ah ayaa diiradda lagu saaray xaaladda...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 163-aad iyo cutubyo ka tirsan Qaybta 27-aad, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhan ah Alshabaab ka fuliyay deegaanno dhowr ah oo dhammaantood hoos taga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u aqbashay soo jeedintii ka timid Golaha Mustaqbalka, iyadoo ogolaatay in shirkii wadahadalka ee labada dhinac uu maanta dib uga furmo xarunta Madaxtooyada. Labadii Maalmood ee lasoo dhaafay ayay hakad...
by contact@fairytale-express.com | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan uu magaalada Muqdisho kula yeeshay qaar kamid ah odayaasha, waxgaradka iyo haweenka Beesha Hawiye kaga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan arrimaha dastuurka, amniga iyo khilaafka...
by Banaadir | Feb 22, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Iskaashiga sii kobcaya ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Türkiga ayaa dhaliyay dhaliilo gudaha dalka ah, iyadoo qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo bulshada rayidka ah ay ku tilmaameen “mid hal dhinac faa’iido u leh Türkiye.” Si kastaba, dowladda Soomaaliya ayaa si cad u...