by Banaadir | Feb 17, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS
Wareega labaad wadahadallo xasaasi ah oo ku saabsan barnaamijka nukliyeerka ayaa la filayaa in ay dhex maraan Mareykanka iyo Iiraan, kuwaas oo lagu qaban doono safaaradda Cumaan ku leedahay magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Iiraan,...
by Banaadir | Feb 17, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad qado-sharafeed u fidiyay xubnaha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya Β oo ay ku jiraan madaxweynayaasha maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland iyo hoggaamiyeyaasha mucaaradka si ay uga qeybgalaan kulan lagu...
by Banaadir | Feb 17, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya in lagu dilay wiil dhallinyaro ahaa. Allaha u naxariistee marxuumka oo lagu magacaabi jiray Fatxi Madhooke ayaa waxaa toogasho ku dilay askari ka tirsan ciidamada dowladda oo sida la...
by Banaadir | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka Dowladda Qatar, Mudane Sheekh Tamiim Bin Hamad Al-Thaani. Madaxweynaha iyo Amiirka ayaa wadahadalkooda diiradda ku...
by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kulankaan ayaa ahaa xog iswareysi iyo xaaladaha ku gadaaman qabsoomidda shirkii DFS iyo Golaha Mustaqbalka oo u xayiran goobta lagu shiri lahaa. Xubnaha golaha Mustaqbalka ayaa u sheegay xubnaha Bulshada Rayidka iyo dhaqanka inay diyaar u yihiin shirka laakiin ay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Dowladda Soomaaliya iyo Dowladda Jamhuuriyadda Midowga ee Tanzania ayaa kala saxiixday Heshiis Is-Afgarad (MoU) oo ku saabsan iskaashiga maareynta arrimaha socdaalka. Heshiiska waxaa dhinaca Soomaaliya u saxiixay Wasiirka Amniga Gudaha, Gen. Cabdullaahi Sheekh...