by contact@fairytale-express.com | Feb 16, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Gen. Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mustafa Sheikh Ali Dhuxulow, ayaa gaaray magaalada Dar es Salaam ee dalka Tanzania, iyagoo ku jooga booqasho rasmi ah oo...
by Banaadir | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka Qaramada Midoobay, kaas oo ka qabsoomay magaalada Addis Ababa, kana mid ahaa kulan-doceedyada muhiimka ahaa ee Shir...
by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika ayaa si cad u cambaareeyay, una diiday aqoonsiga halka dhinac ah ee Israa’iil ay sheegtay in ay siisay Somaliland,...
by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kasoo saartay kiiska Maxamed Aadan Abuukar oo Xeydar Muqtaar Afgarashadiisu tahay iyo Maxamed Qadar Cali Aadan oo loo heystay labaduba Dilal iyo Qaraxyo Magaaladda Balad Xaawo Ee Gobolka Gedo Ka dhacay 2025....
by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa maanta lagu qabtay Hotel Airport kulan muhiim ah oo u dhexeeyay xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka iyo guddigii farsamo ee ay shalay magacaabeen xildhibaannada isku magacaabay Baarlamaanka Xorta ah. Kulankan oo saacado qaatay ayaa diiradda lagu saaray xaaladda...
by contact@fairytale-express.com | Feb 15, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Ciidamo ka socda dalka Turkey oo ka howlgala Somalia ayaa lagu arkay saldhigga Qorilow iyo deegaanka Bashaqle ee gobolka Shabeellaha Dhexe, iyagoo wata gaadiid gaashaaman, sida ay sheegeen ilo deegaanka ah. Goobaha la arkay ciidamadan ayaa hore uga howlgali jiray...