by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa xal rasmi ah laga gaaray is-hortaaggii ka taagnaa gelitaanka Xeyndaabka Xalane, kaddib kulan xalay magaalada Muqdisho ku dhexmaray Agaasimaha Hay’adda NISA, Mahad Maxamed Salaad, iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed. Kulanka ayaa diiradda...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa isku dayay in uu joojiyo shir ay qorsheynayaan xildhibaanno isku magacaabay “Xildhibaannada Xorta ah”, kuwaas oo ka mid ah mudanayaal horay looga ganaaxay ka qeybgalka kulamada labada Aqal ee Baarlamaanka. Xildhibaannadan ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay xaflad ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Deegaanka, hase yeeshee kulanka ayaa si lama filaan ah u soo idlaaday kaddib markii Ra’iisul Wasaaruhu ka kacay goobta isaga oo u kicitimay dhanka Xerada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 13, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka ayaa galabta ilaa caawa isku dayay inay shir gaar ah ku qabsadaan gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo xerada Xalane, hase yeeshee waxaa lagu wargeliyay in aan wax hub ah, xitaa bistoolad, lala geli karin gudaha garoonka iyo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 13, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah xilka uga qaadday Guddoomiyihii iyo Agaasimihii Fulinta ee shirkadda DP World, Sultan Sulayem, kaddib markii magaciisu uu soo galay baaritaanno la xiriira fadeexadda caalamiga ah ee Jeffrey Epstein. Go’aankan degdegga ah...
by contact@fairytale-express.com | Feb 13, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Daraawiishta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan miino ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku aaseen inta u dhaxeysa deegaannada Biibi iyo Jannaay Cabdalle, oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo. Miinadan oo la sheegay in lagu...