by contact@fairytale-express.com | Feb 13, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa maanta u safray dalka Ethiopia, halkaas oo uu kaga qeyb galayo shirka Midowga Afrika ee ka socda magaalada Addis Ababa. Safarka Madaxweynaha ayaa qeyb ka ah dadaallada diblomaasiyadeed ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 13, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyay hawlgal qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay deegaannada Beerayabaal iyo Caag Bashiir ee gobolka Hiiraan. Hawlgalka oo ahaa mid si gaar ah loo qorsheeyay ayaa lagu beegsaday fariisimo ay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 13, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed uu soo saaray ku cambaareeyey is-hortaag lagu sameeyey xubno ka tirsan golaha, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre...
by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa booqasho gaar ah ku tegay hoyga Madaxweynihii hore ee dalka, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, kaddib dhacdo muran dhalisay oo ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho....
by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay dhacdo caawa ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan (Aadan Cadde), taas oo la xiriirtay in laga celiyay xeyndaabka garoonka Madaxweynihii hore ee...
by Banaadir | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Boqortooyada Ingiriiska oo ay hoggaaminaysay Wasiiru-dowlaha Arrimaha Horumarinta iyo Afrika Marwo Jenny Chapman. Madaxweynaha ayaa wafdiga la wadaagay...