by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in hakad uu ku yimid shaqadii caadiga ahayd ee Dekadda Weyn ee Muqdisho, kaddib markii shalay halkaas uu kusoo xirtay markab dagaal oo ay leedahay Dowladda Turkiga. Markabka oo lagu magacaabo TCG SANCAKTAR,...
by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Madaxweynaha dalka Masar, Abdel Fattah al-Sisi, ayaa u magacaabay Ashraf Salem Zaher inuu noqdo Wasiirka cusub ee Difaaca iyo Madaxa Sare ee Warshadaha Milateriga, kadib kulamo iyo wada-tashiyo saacadihii u dambeeyay socday. Magacaabistan ayaa timid kadib markii xilka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirka Difaaca Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay si rasmi ah dagaal kula jirto kooxo xagjir ah oo ka soo galay dalka, kuwaas oo uu tilmaamay inay ka yimaadeen dalal dibadda ah. Wasiir Fiqi ayaa xusay in Ciidanka Xoogga...
by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku wajahan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaas oo uu uga qayb-gali doono shirka Midowga Afrika, xilli ay dalka ka taagan tahay xiisad siyaasadeed oo la xiriirta shir lagu...
by contact@fairytale-express.com | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa weli muran adag ka taagan yahay goobta lagu qabanayo shirka u dhexeeya Madaxda dowladda federaalka iyo Golaha Mustaqbalka, iyadoo ay kala aragti duwan yihiin labada dhinac. Madaxda dowladda federaalka ayaa ku adkeysanaya in shirka lagu qabto Villa Soomaaliya,...
by Banaadir | Feb 12, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa daaha ka rogay istaraatiijiyad siyaasadeed iyo mid sharciyeed oo saddex qodob ka kooban, taas oo uu sheegay in lagu burinayo waxa uu ku tilmaamay aqoonsi ay Israa’iil siisay Somaliland....