by contact@fairytale-express.com | Feb 11, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Nabadoon Cali Jarahaye ayaa lagu dilay duleedka deegaanka Roox oo hoostaga degmada Bacaadweyne ee gobolka Mudug, xilli uu ka soo qaadanayay caanaha geel uu lahaa. Dilka Nabadoonka ayaa la sheegay in ay geysteen maleeshiyaad hubeysan, waxaana loo aaneynayaa colaad...
by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, TECH NEWS, WARARKA
Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay warbaahinta Yoolbaar Media ayaa sheegaya in Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya, Cali Xoosh, iyo Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Xersi Gaani, laga hor istaagay galabta ka qeybgalka munaasabadda lagu soo dhaweynayay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale oo xilal kala...
by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Diyaarada Sky oo siday dad shacab ah oo ku dhacday gudaha Garoonka aadan cade ee Magaalada Muqdisho Diyaaradan ayaa ka kacday isla garoonka aadan cade, balse duuliyihii diyaaradda ayaa dib u soo celiyay markii cilada dareenay, sidaasina ay ku dhacday. Wasiirka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamo ka tirsan Millateriga Soomaaliya, gaar ahaan kuwa la magac baxay Ilaalo Qaran, ayaa maanta xirtay waddada isku xirta Haanta Dheer iyo Argada Dayniile, gaar ahaan agagaarka Xerada 77, iyagoo ka cabanaya mushaar la’aan muddo dheer haysatay. Ciidamadan ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in doon muhaajiriin sidday ay ku degtay xeebaha magaalada Zuwara ee dalka Libya, taasoo sababtay khasaare naf oo baaxad leh. Doonida oo siday ku dhowaad 60 qof iyo wax ka badan, ayaa la xaqiijiyay in 38 ka mid ah ay ahaayeen...