• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

LATEST NEWS

Sawirro: Ciidamada Ilaalada Axmed Madoobe iyo Deni oo gaaray Muqdisho

by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Diyaarado siday ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan ilaalada Madaxweynayaasha maamul-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta ka degay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde, waxaana ku xigi doona labada Madaxweyne. Ciidamadan oo ah kuwo aad u...

Maxaa kajira in dowladda Turkiga ay Muqdisho keentay lidka diyaaradaha & difaaca Hawada ?

by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Warar laga helayo ilo lagu kalsoon yahay oo ka tirsan saraakiisha militariga ayaa sheegaya in Dowladda Turkiga ay Soomaaliya soo gaarsiisay qalab isugu jira lidka diyaaradaha iyo nidaamkii ugu horreeyay ee difaaca hawada. Diyaarad xamuul ah oo ay leeyihiin Ciidamada...

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal ka dhacay Gaalkacyo

by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Dagaal u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo sababay dhimashada hal ruux iyo dhaawaca labo kale. Sida ay noo xaqiijiyeen ilo ka tirsan bahda caafimaadka, meydka ruuxa dhintay ayaa la gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee...

Dil toogasho ah oo saaka lagu fuliyay rag katirsan Al-Shabaab

by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay Cabdi C/qaadir Maxamed, oo loo yaqaannay Xuseen Afgarasho, iyo Farxaan Maxamuud C/nuur Aadan, oo isna loo yaqaanay Xasan Afgarasho. Labada nin ayaa horey Maxkamadda...

Soomaaliya oo Shir xasaasi ah uga qeyb galeysa Addis Ababa

by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS

Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Malawi, Burundi, Nigeria, Zambia, iyo Jamhuuriyadda Congo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, si ay uga qeybgalaan Shirweynaha 39-aad ee Midowga Afrika (39th AU Summit). Markii ay ka degeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

Ilaalada iyo Baratakoolka Madaxda Jubaland iyo Puntland Oo imaanaya Muqdisho.

by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Waxaa lagu wadaa in Ilaalada iyo baratakoolka madaxda maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland ay Maanta soo gaaraan magaalada Muqdisho, iyagoo hordhac u ah wafdiyaasha sare ee labada maamul. Sida ay sheegayaan ilo xog-ogaal ah, imaatinka ilaalada iyo kooxaha...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.