by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Shir xalay ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya ayaa lagu lafa-guray arrimo xasaasi ah oo la xiriira geeddi-socodka siyaasadda dalka, gaar ahaan howlaha wax ka beddelka Dastuurka. Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
by Banaadir | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-Sisi, ayaa hadalladan ka jeediyay kulan uu magaalada Qaahira kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in Masar ay mudnaan gaar ah siinayso iskaashiga kala...
by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa caawa si rasmi ah xal lagu soo afjaray gacan-hadalkii dhawaan ka dhex dhacay Hotel Paradise, kaas oo u dhexeeyay dhinac ka mid ah Senator Cabdiweli Garyare iyo Xildhibaan Dayax Cumar, iyo dhinaca kale Maareeyaha Garoonka Aadan-Cadde Cabdinaasir Gureey iyo Dr....
by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Mas’uuliyiin sare oo ka tirsan hay’adaha ammaanka ee maamulada Jubbaland iyo Puntland ayaa Galabta gaaray caasimadda Muqdisho, kuwaas oo hordhac u ah wafdiyada rasmiga ah ee ay hoggaaminayaan madaxweynayaasha labada maamul. Ilo lagu kalsoon yahay ayaa xaqiijiyay in...
by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynihii hore ee Maamulka Hir-Shabeelle, Cali Cabdullaahi Cosoble, ayaa uga digay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu bedelo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre, xilli dalka uu wajahayo khilaaf siyaasadeed oo sii xoogeysanaya. Qoraal uu...
by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xarunta Villa Hargeysa ayaa maanta xaaladdeedu deggen tahay, iyadoo halkaas dib uga furmayo kulankii wadajirka ahaa ee labada Aqal ee Baarlamaanka, kaddib khilaaf siyaasadeed oo sababay in xildhibaano la ganaaxo, halka qaar kale oo mucaarad ah ay qaadaceen fadhiyada...