• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

LATEST NEWS

Madaxweynaha Masar Oo tagaya Imaaraadka maalin kadib wadahadalladii Dhexmaray isaga iyo Xasan Sheekh

by Banaadir | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxtooyada Masar ayaa saacadihii hore ee subaxnimada saaka soo saartay bayaan warbaahineed, iyadoo ku dhawaaqday in Madaxweyne Cabdifataax Al-Siisi uu maanta u ambabixi doono dalka Isutagga Imaaraadka Carabta. Afhayeenka Madaxtooyada ayaa sheegay in booqashadani...

Ciidanka xoogga dalka oo weeraray Goobo ay ku sugnaayeen Saraakiisha Al-Shabaab

by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 9-aad ee Qeybta 60-aad, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano hoostaga Moorigaabey, oo ka tirsan degmada Xuddur, xarunta gobolka Bakool. Sida ay xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysay howlgalka, hawlgalkan...

Madaxweynaha Somaliland oo taageeray qorshaha nabadda Qasa ee Trump

by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay si buuxda u taageersan tahay hindisaha nabadeed ee la xiriira Qasa, kaas oo uu hormuud ka yahay Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump. Madaxweyne Cirro ayaa hadalkan ka...

Xog: RW hore Kheyre oo soo farogeliyay kiiska weerarkii Maareeyaha Garoonka Aadan-Cadde

by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, iyo Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde, Cabdinaasir Maxamuud Gurey, kaas oo lagaga hadlay weerar bastoolad ah oo dhawaan lagu qaaday Maareeyaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta tegaya Baydhabo kadib dagaalkii ka dhacay

by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta ku wajahan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, kaddib dagaal dhawaan halkaas ka dhacay oo sababay khasaare kala duwan. Sida ay...

Xildhibaannada mucaaradka oo ku dhawaaqay inay Guddoomiye cusub dooran doonaan

by contact@fairytale-express.com | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray warsaxaafadeed ay si adag uga hadleen qorshe ay ku tilmaameen mid halis ku ah dastuurka dalka, kadib kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Xildhibaanadu waxay sheegeen in dhammeystirka...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.