by Banaadir | Feb 9, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa daahfuray Shirweynaha 3aad ee Waxbarashada Qaranka, oo sannadkan diiradda lagu saarayo dib-u-habaynta iyo tayeynta nidaamka waxbarashada dalka, horumarinta...
by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka, ahna Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Xildhibaan Cabdullaahi Cumar Abshirow, iyo Guddoomiyaha ku-xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim ayaa si wadajir ah u soo saaray go’aan rasmi ah oo looga joojinayo Xildhibaano...
by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay weerarrada dambiyeed ee ay Kooxda Rapid Support Forces (RSF) ku qaadeen xarumo rayid ah iyo kolonyo gargaar oo ay leeyihiin Hay’adda Cuntada Adduunka (WFP), kuwaas oo ka dhacay gobollada North Kordofan...
by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u sheegtay in ay iyada oo keli ah mas’uul ka tahay khayraadka dabiiciga ah iyo kaabeyaasha istaraatiijiga ah ee dalka, isla markaana ay tallaabo sharci ah ka qaadi doonto shirkadaha Imaaraadka Carabta ee gacanta ku haya...
by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Diyaarad militari oo nooca C-17 Globemaster ah, isla markaana ay leedahay Dowladda Qatar, ayaa mar kale maanta soo caga-dhigatay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in diyaaraddan ay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo intiisa badan diirada lagu saaray xaalada abaarta dalka. Ugu horeyn Wasaaradda Amniga Hirshabeelle ayaa Golaha la wadaagtay...