by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweyn meeqaamkeedu aad u sareysay loogu sameeyay Qasriga Madaxtooyada Al-Itixaadiya ee magaalada Qaahira ee Caasimadda Jamhuuriyadda Carabeed ee Masar. Madaxweyne Xasan Shsskh ayaa waxaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ayaa fuliyay hawlgal bartilmaameed ah oo qorsheysan, kaas oo ka dhacay agagaarka deegaanka Warmaxan ee gobolka Shabeellaha Hoose. Hawlgalka ayaa si gaar ah loogu beegsaday...
by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay berri oo ah Isniin, 09 Febraayo 2026, isugu yimaadaan kulan kale oo rasmi ah, kaddib casuumaad uu diray Guddoonka Labada Aqal. Kulankan ayaa diiradda lagu saari doonaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Qaar ka mid ah xildhibaanada laga soo doorto gobolka Meru ee dalka Kenya ayaa ku dhawaaqay inay doonayaan in ay qiime-dhimis ku sameeyaan qaadka loo dhoofiyo Soomaaliya, xilli dalka uu wajahayo abaar daran oo saameysay malaayiin qof. Xildhibaanadu waxay sheegeen in ay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Warbaahinta Sacuudiga ayaa baahisay in tiro ka mid ah dowlado Carbeed iyo Islaami ah ay bilaabeen tallaabooyin adag oo ay kaga falcelinayaan waxa ay ku tilmaameen siyaasado qalafsan oo ka socda Imaaraadka Carabta. Dowladaha la sheegay in ay si wadajir ah ama...
by contact@fairytale-express.com | Feb 8, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidamada deegaanka ayaa xalay fuliyay howlgal amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Qowl ee Gobolka Hiiraan, kaas oo lagu beegsaday maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab. Ilo-wareedyo amni ayaa xaqiijiyay in...