by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo, isaga oo ku tilmaamay inuu ahaa isku day amni darro lagu carqaladeynayay xasilloonida gobolka. Madaxweynaha oo hadal...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maamulka Puntland ayaa si cad uga hor yimid heshiis ay shalay ansixiyeen Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo dhex maray DFS iyo Dowladda Turkiga, una jeedkiisu ahaa horumarinta badda iyo badmaaxiinta Soomaaliyeed. Heshiiskan oo ay saxiixeen...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wiil dhalinyaro ah oo Soomaali ah ayaa si naxdin leh loogu dilay ismaamulka Narok ee dalka Kenya, kaddib markii dabley hubeysan ay ku weerareen dukaan uu ku lahaa halkaas. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Cabdisitaar Dugaal Cali, ayaa ku sugnaa tukaankiisa xilli ay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Taliska Booliska magaalada Beledweyne ayaa shaaciyay in ay gacanta ku dhigeen laba kamid ah rag lagu eedeeyay inay kufsi wadareed u geysteen gabar yar, isla markaana baraha bulshada ku faafiyay muuqaal muujinaya falkaas foosha xun. Sida uu sheegay taliska, labada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa inuu maalmaha soo socda safar rasmi ah ku tago dalka Masar, halkaas oo uu kulamo heer sare ah kula yeelan doono hoggaamiyeyaasha dalalka Masar iyo Boqortooyada Sacuudiga. Safarkan...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Muujad siyaasadeed oo cusub ayaa ka dhex qaraxday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), taas oo lagu wado inay si rasmi ah u bilaabato wixii...