• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

LATEST NEWS

Erdogan Oo Israa’iil U Digay, Ballanqaadayna Inuu Difaaci Doono Madax-bannaanida Soomaaliya

by Banaadir | Feb 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland, isagoo ku tilmaamay mid “sharci-darro ah” isla markaana “waxba kama jiraan”, wuxuuna mar kale adkeeyay taageerada buuxda ee Ankara ay u hayso...

Shirkad Imaaraadka Laga Leeyahay Oo Dib Howlaheeda Uga Biloowday Somaliland

by Banaadir | Feb 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Afar bilood kaddib markii daadad xooggan ay burburiyeen buundo ku taalla waddada istiraatiijiga ah ee Berbera, Somaliland ayaa heshiis la gaartay shirkadda Imaaraadka ee Nael & Bin Harmal Hydroexport (NBHH) si dib loogu dhiso buundadaasi. Waddadan oo horey loogu...

Gen. Muhoozi Oo Shaaciyay In Ciidamada Uganda Ay Somalia Uga Baxayaan Sababtaan Darteed

by Banaadir | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda (UPDF), Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in ciidamada Uganda ay si buuxda uga bixi karaan Soomaaliya dhammaadka sanadka 2026, haddii aan si degdeg ah loo gelin wadahadallo dhab ah oo lagu xallinayo yaraanta dhaqaale ee...

Ra’iisul wasaare Xamse Oo Magacaabis Sameeyay

by Banaadir | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Adeegyada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XJFS u magacaabay Mudane Maxamed Isaaq Cabdinuur iyo Agaasimaha Guud ee Horumarinta...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Hay’adaha Dowaladda Faray Inay Xoogga Saaraan Halkaan Arrin (Sawirro)

by Banaadir | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, halkaasi oo uu ugu kuur galay hawlaha gurmadka degdega ah ayaa faray dhammaan hay’adaha dowladda in...
Gabar Lagu dhex dilay hoteel ku yaala Magaalada Muqdisho

Gabar Lagu dhex dilay hoteel ku yaala Magaalada Muqdisho

by Banaadir | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Dhacdo naxdin leh ayaa ka dhacday mid Kamid ah hoteelada Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka. Meydka gabar dhallinyaro ah ayaa laga helay mid Kamid ah qolalka hoteel ku yaala demada Xamarweyne ee Magaalada muqdisho. Wararka ayaa waxay sheegayaan in marxuumadda ay...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.