• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

LATEST NEWS

Duqeymo diyaaradeed oo saaka ka dhacay Shabeellaha Dhexe

by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saakay waaberigii, xilli salaadda Subax lagu jiray, ay diyaaradaha dagaalka Turkiga duqeyn culus ka fuliyeen goobo lagu tuhunsanaa inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Duqeynta ayaa ka...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Safar Dibadda ah U Baxaya, Iyadoo Xiisad Ka taagan tahay Baarlamaanka

by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta u baxaya safar dalka dibaddiisa, kaas oo qaban qaabadiisa ka socoto Magaalada Muqdisho. Safarka Guddoomiyaha ayaa imaanaya xilli ay wali taagan tahay...

Hodan Maxamuud Diiriye Oo goordhow Lagu Tooganayo Gaalkacyo

by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in xukun dil toogasho ah lagu fuliyo Hodan Maxamuud Diiriye, kaddib markii Maxkamadaha Puntland ay ku heleen dambiga ah in ay dishay Marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdulle (AUN). Maxkamadda Darajada Koowaad iyo tan Rafcaanka ee...

Qof Dhintay Shan Sano Ka Hor Oo Loo Magacaabay Guddiga Doorashada Suudaanta Koonfureed

by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Suudaanta Koonfureed, Salva Kiir Mayardit, ayaa magacaabay nin geeriyooday shan sano ka hor ka mid noqoshada Guddiga Doorashada Qaranka, arrin si weyn u dhalisay hadal-hayn iyo dhaleeceyn gudaha iyo dibaddaba. Wareegto rasmi ah oo ka soo baxday...

XOG: Ujeedka safarka Madaxweyne Cirro ee Imaaraadka Carabt

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa safar ugu baxay dalka Imaaraatka Carabta, halkaas oo uu kula kulmayo mas’uuliyiin sare iyo wakiillo ka kala socda dhinacyo kala duwan. Safarkan ayaa diiradda lagu saarayaa arrimaha siyaasadda,...

Faah faahin: laba qof oo lagu dilay degaan katirsan Galgaduud

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Maleeshiyo beeleed hubeysan ayaa labo ruux ku dishay, mid kalena ku dhaawacday, kaddib weerar ka dhacay aagga deegaanka Warxoolo ee gobolka Galgaduud. Wararka laga helayo deegaanka ayaa sheegaya in dilkan loo sababeynayo aanooyin qabiil oo salka ku haya muran dhuleed,...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.