• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

LATEST NEWS

Kulankii Baarlamaanka labada Aqal oo lagu kala tegay

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Kulankii wadajirka ahaa ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa maanta ku soo dhammaaday buuq iyo gacan ka hadal, kaddib markii xildhibaano ka tirsan mucaaradka labada Aqal ay fureen buuq xooggan, taasoo keentay in uu dhex maro gacan ka hadal u dhexeeya xildhibaano...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay la wareegeyso mas’uuliyada Amniga….

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka, kaas oo ah madal istaraatiiji ah oo muhiim u ah xoojinta maamulka difaaca, kor u qaadista isku-duwidda hay’adaha...

Ciidamada Booliska oo laga saaray Xarunta Golaha Shacabka kaddib dhaawaca Xildhibaanka

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Xarunta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa laga saaray ciidamadii booliska ee halkaas loo keenay, kaddib markii ay gacan ka hadal la galeen qaar ka mid ah xildhibaannada, taasoo sababtay dhaawac soo gaaray Xildhibaan Cadar. Wararka laga helayo...

Sawirro: Buuq ka taagan Kulanka Baarlamaanka & Xildhibaan lagu dhaawacay

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Waxaa maanta buuq xooggan iyo gacan ka hadal kooban uu ka dhacay xarunta Villa Hargeysa, halkaas oo ay doonayeen in ay ku shiraan qaar kamid ah xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Wararka laga helayo goobta ayaa sheegaya in...

Booliska Somalia oo u hanjabay Saraakiil & Askar Baraha Bulshada…

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyay in ay baaritaan ku wadaan saraakiil iyo askar ka tirsan ciidanka oo lagu eedeeyay inay dadka ku aflagaadeeyaan baraha bulshada, gaar ahaan TikTok. Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Cabdifitaax Aadan Xasan,...

Soomaaliya oo la soo wareegeysa diyaaradaha ay ku dagaalamaan Ciidamada Cirka Hindiya

by contact@fairytale-express.com | Feb 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Warbaahinta dalka Pakistan ayaa baahisay in wadahadallo rasmi ah ay ka socdaan magaalada Islamabad, kuwaas oo u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowladda Pakistan, kuwaas oo ku saabsan suurtagalnimada in Soomaaliya ay hesho diyaaradaha dagaalka ee...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.