by Banaadir | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa xalay xabsiga dhigay Axmed Cabdi Maxamuud Hurre. Hurre oo lataliye sare u ah madaxweynaha Puntland ayay Ciidamada booliiska kasoo xireen hoteelkii uu ka deganaa garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxana lagu eedeeyay inuu...
by contact@fairytale-express.com | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Puntland ayaa si kulul u cambaareysay weerar saaka aroornimadii hore (03:00am) lagu qaaday xildhibaannada iyo senatarada Puntland ku metela labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kuwaas oo ku sugnaa Hotel Airport ee magaalada Muqdisho. Warsaxaafadeed ka...
by contact@fairytale-express.com | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta la filayaa in ay yeeshaan fadhi wadajir ah oo ay ku ansixinayaan 13 qodob oo kamid ah Dastuurka Kumeelgaarka ah, kuwaas oo wax ka beddel lagu sameeyay toddobaadyadii la soo dhaafay. Xildhibaannada labada Aqal ayaa muddo...
by Banaadir | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamada gurmadka degdegga ah, shaqaalaha ambalaasta iyo booliiska ayaa weli ku sugnaa goobta uu ka dhacay dab sababay dhimashada shan qof oo ka tirsan qoys Soomaaliyeed. Dadka geeriyooday ayaa ahaa waalidiin da’doodu u dhaxaysay 30 illaa 40 sano jir iyo saddex...
by Banaadir | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka booliiska Soomaaliya ayaa sheegay utagoo gudanaya waajibaadkooda sugidda amniga iyo ilaalinta shacabka inay xalay gacanta kusoo dhigeen eedysane lagu magacaabo Axmed Cabdi Maxamuud Hurre, kaasoo lagu tuhunsan yahay inuu qeyb ka ahaa falal liddi ku ah amniga...
by contact@fairytale-express.com | Mar 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ceynanshe Yuusuf Xuseen, Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Soomaaliya sidoo kalena ah Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ayaa ku dhawaaqay in uu si rasmi ah isaga casilay xilka. Xildhibaanka oo laga soo doorto deegaannada...