by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Ugu yaraan 12 qof oo Falastiiniyiin ah, kuwaas oo kala-bar ay carruur yihiin, ayaa lagu dilay duqayn culus oo ay ciidanka Israa’iil tan iyo waaberigii maanta ka wadeen Marinka Qasa, sida ay xaqiijiyeen mas’uuliyiinta caafimaadka ee maamulka Qasa. Maamulka Qasa ayaa u...
by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Garaad Wiilwaal ee Jigjiga Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo halkaas u tagey inay ka qeybgalaan daah-furka mashaariic...
by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Turkiga ayaa lagu wadaa in ay maalmaha soo socda Soomaaliya u soo dirto saraakiil ciidan oo qubaro ah, kuwaas oo kaalin muhiim ah ka qaadan doona arrimo la xiriira amniga iyo tayeynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ilo xog-ogaal ah ayaa xaqiijiyay in Taliyaha Ciidanka Lugta Soomaaliyeed loo magacaabi rabo Generaal Biixi, kaas oo hore xilkan u soo qabtay, waxaana lagu bedelayaa Janeraal Sahal Cabdullaahi oo hadda ah Taliyaha Ciidanka lugta ee xoogga dalka Soomaaliyeed. Generaal...
by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xaafadaha ku teedsan Macallin Nuur ilaa Ex-Control Afgooye ee degmada Dharkenley ayaa saaka lagu xiray dhagxaan waaweyn, taasoo sababtay in gebi ahaanba la joojiyo isku socodkii dadka iyo gaadiidka. Dadkii deegaanka ayaa ku qasbanaaday inay ku dhex lugeeyaan...
by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Magaalada Muqdisho waxaa Maanta ku wajahan Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland Axmed Maxamed Islaam iyo Saciid Cabdullaahi Deni, iyaga oo wata ciidamo gaar ah oo sugi doona amnigooda inta ay ku sugan yihiin caasimadda. Labada Madaxweyne ayaa ka...