by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Mid ka mid ah diyaaradaha millatariga ee Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta ka degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso, kaddib toddobaadyo ay hakad geliyeen adeegsiga garoonkan. Diyaaradahan ayaa la sheegay inay dib u bilaabeen isticmaalka garoonka Bosaso,...
by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xiisad dagaal oo culus ayaa saakay ka taagan deegaan lagu magacaabo Xariirad, kaas oo ku yaalla galbeedka Gobolka Awdal, kadib iska horimaad u dhexeeyay maleeshiyo hubaysan oo muddooyinkii dambe ku dagaalamayay halkaasi. Dagaal culus oo dhacay saacadihii la soo...
by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Jamhuuriyadda Jabuuti, Danjire Salaad Cali Jeelle, sida lagu xaqiijiyay war rasmi ah oo ka soo baxay hay’adaha dowladda. Danjire Salaad Cali Jeelle ayaa loo magacaabay xilka...
by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, WARARKA
Wargeyska ku dhow dowladda Turkiga ee Middle East Eye ayaa ku warramay in dowladda Turkiga ay Arbacadii shalay Soomaaliya geysay saddex diyaaradood oo dagaal oo nooca F-16 ah, kuwaas oo lagu sheegay in loo adeegsanayo ilaalinta maalgashiga Turkiga ee dalka. Warbixintu...
by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Beesha Jaaljecel ayaa kulan aan caadi ahayn isugu timid, si ay uga arrinsato xiisadda dagaal ee ka taagan degaanka Yaaqbariweyne ee Gobolka Shabeelaha Hoose, sida uu sheegay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Hirshabeelle, Cismaan Barre. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb...
by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Ciidamo si gaar ah u tababaran oo ka tirsan ilaalada Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyagoo watay hub culus. Ciidamadan ayaa loo qorsheeyay inay sugaan...