by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Dowladda Mareykanka ayaa dib u bilawday kaalmada ay siiso Soomaaliya, kadib muddo kooban oo ay joojisay taageerada kadib markii ay soo ifbaxeen warar iyo muran ku saabsan dhac iyo burbur lagu sameeyay bakhaar ay leedahay World Food Programme (WFP) ee ku yaallay...
by contact@fairytale-express.com | Jan 29, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa cambaareeyay fawdada ka dhacday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, taas oo la xiriirta isku dayga Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Aadan Maxamed Nuur, uu ku doonayo in lagu sameeyo wax ka beddel aan heshiis lagu ahayn...
by contact@fairytale-express.com | Jan 28, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa Hoygiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Gaadiidka iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Durmuş Ünüvar, oo booqasho rasmi ah ku...
by contact@fairytale-express.com | Jan 28, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
War cusub ayaa kasoo baxay Kulan ay maanta yeesheen Guddiyadii Farsamada ee kala matalayey Golaha Mustaqabalka Soomaaliya iyo Dowladda Soomaaliya, kaas oo siweyn ay isha ugu hayaan Shacabka Soomaaliyeed. Kulankan oo ahaa kulankoodii ugu horreeyey ayaa waxaa si buuxda...
by Banaadir | Jan 27, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo u dhacay si guul ah ku soo afjaray nolosha Cabdullaahi Xasan Cabdi Cosoble, oo magaciisa afgarashadu ahaa Cabdullaahi Wadaad, kaddib markii lagu...
by Banaadir | Jan 18, 2026 | LATEST NEWS, WARARKA
Wararka laga helayo gobolka Shabeellada Dhexe ayaa ku waramaya in dagaal uu ka socdo duleedka degmada Warsheekh. Maleeshiyada kooxda Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa in weerarka ku biloowday qaraxyo ay ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowlada ay ku leeyihiin duleedka...