by Banaadir | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Markabka dagaalka ee Turkiga ee TCG Bafra oo ka tirsan Hawlgalka Ciidanka Badda Soomaaliya (Somali Naval Task Force), ayaa lagu qabtay tababar farsamo oo loo yaqaan “Applied Ship Training” kaas oo la siiyay saraakiil iyo askar ka tirsan Ciidanka Badda Soomaaliya....
by Banaadir | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay weerarrada ay Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ku qaaday qaar ka mid ah dalalka Khaliijka Carabta, iyadoo bayaan rasmi ah ku muujisay garab istaag buuxa oo ay la garab taagan tahay dalal dhowr ah oo...
by Banaadir | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Hay’adda Sirdoonka Iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaysa saaxiibada caalamka, ayaa fulisay howlgal bartilmaameed ah oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab, sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay hay’adda. Howlgalkan oo lagu tilmaamay...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Puntland ayaa si kulul uga hadashay, isla markaana warsaxaafadeed kasoo saartay tallaabadii dowladda Soomaaliya ay hawada uga celisay diyaaradii siday Xildhibaannada ee ku wajahneyd Garoowe. Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa waxaa lagu Eedeeyay in...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Diyaaradaha dagaalka ee dowladda Iran ayaa weerar culus ku qaaday saldhig ay ciidamada Mareykanka ku leeyihiin garoonka diyaaradaha ee magaalada Erbil, sida ay werisay Kurdistan24. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in jugta qaraxyo culus laga maqlay gudaha iyo...
by contact@fairytale-express.com | Mar 2, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Dowladda Qatar, Tamim bin Hamad Al Thani, iyagoo ka wada hadlay xaaladda amni ee gobolka iyo xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal. Intii uu socday...