by Banaadir | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in dukumeenti ku wareegaya baraha bulshada oo lagu sheegayo in dowladda federaalka ee Solmaaliya ay taageero u muujisay dowladda Iran uu yahay mid...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Degaanka Qansaxle oo hoostaga degmada Galdogob ee Gobolka Mudug ayaa waxaa aroornimadii maanta laga helay meydka haweeney lagu magacaabi jiray Xaali, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan qoyskeeda. Wararka ayaa sheegaya in gabadha is daldashay, iyadoo xarig iska soo...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in daqiiqado ka hor intii aysan kicin diyaaraddii siday wafdiga Madaxweynaha Puntland ee shalay ku wajahnaa magaalada Garowe, uu khadka taleefoonka kula soo xiriiray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud,...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamada ammaanka ee Degmada Marka, xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa xalay gacanta ku dhigay miino la doonayay in lagu waxyeelleeyo amniga magaalada. Wararka laga helayo saraakiisha ammaanka ayaa sheegaya in miinadan lagu qabtay nin lagu magacaabo Yuusuf...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u cambaaraysay weerarrada ay Iiraan ku qaaday dalal ka tirsan Khaliijka, sida uu ka sheegay Golaha Ammaanka ergeyga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) Danjire Abuukar Balle. Hadalkan ayaa laga jeediyay fadhi uu...
by contact@fairytale-express.com | Mar 1, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warsaxaafadeed rasmi ah oo ka soo baxay Ilaalada Kacaanka Iiraan ee Islamic Revolutionary Guard Corps (IRGC) ayaa si kulul uga hadlay dilka loo geystay hoggaamiyaha sare ee Iiraan, Ayatollah Ali Khamenei, iyada oo lagu ballanqaaday tallaabooyin adag oo jawaab celin...