by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Muwaadin Soomaaliyeed, Allah ha u naxariistee Daa’uud Ibrahim Muuse, ayaa xalay lagu dilay deegaanka Salem ee hoostaga magaalada Port Elizabeth, gobolka Eastern Cape ee dalka Koonfur Afrika. Sida ay wararku sheegayaan, koox hubeeysan ayaa weerar ku qaaday dukaanka uu...
by contact@fairytale-express.com | Feb 28, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxda Golaha Mustaqbalka ayaa maanta ka dhoofaya magaalada Muqdisho, kaddib markii uu fashil ku dhammaaday wadahadal ay la lahaayeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo xubno ka tirsan xukuumaddiisa. Ilo ku dhow dhow...
by Banaadir | Feb 28, 2026 | FEATURED, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Soomaaliya ayaa gashay sanad taariikhi ah oo go’aan qaadasho leh—2026—xilli la filayo in dalka ay ka dhacaan doorashooyin weli muran siyaasadeed hareeyay. Si kastaba ha ahaatee, walaaca la xiriira hannaanka doorashada waxaa sii xoojiyay tirooyin naxdin leh oo ka soo...
by Banaadir | Feb 27, 2026 | FEATURED, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Soomaaliya ayaa wajahaysa xiisado siyaasadeed oo isa soo taraya iyo caqabado amni, iyadoo dalka uu isu diyaarinayo doorashooyinka la qorsheeyay sanadka 2026. Doodaha la xiriira dib u habaynta nidaamka doorashooyinka iyo xiriirka u dhexeeya dowladda federaalka iyo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 27, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Shir ay Hoggaanka Golaha Mustaqbalka Mucaaradka la leeyihiin qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa hadda ka socda gudaha magaalada Muqdisho. Shirkan oo loogu magac daray “Difaaca Dastuurka” ayaa waxaa ka qeybgalaya siyaasiyiin, waxgarad iyo xubno ka tirsan bulshada...
by Banaadir | Feb 27, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Magaalada Galdogob waxaa ka dhacay dhacdo si weyn looga hadal haayo guud ahaan deegaanada Puntland. Ciidamada ammaanka Puntland oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa arrin lama filaan ah ku sameeyay nin halkaas maalin kahor ku dilay qof safar ahaa isagoona mid kale...