by Banaadir | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo shacabka Soomaaliyeed ku bogaadisay u hoggaansanaanta awaamiirta hay’adaha amniga iyo ku gacan-siinta shaqadooda, ayaa dhanka kale masuuliyiinta heerarka kala duwan ee dowladda ku wargelinaysa...
by Banaadir | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, oo uu wehliyo Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekedaha, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa magaalada Ankara kulan kula yeeshay Wasiirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Turkiga, Mudane...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Golaha Mustaqbalka Mucaaradka Kulankii ay Maanta yeesheen kaga arrinsanayeen jihada siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan xaaladda saddex dowlad-goboleed oo kala ah Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabelle. Ilo ku dhow dhow xubnaha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Qaar ka mid ah Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada Muqdisho kaga hadlay lacagaha iyo xoolaha ay kooxda Al‑Shabaab ka qaaddo dadka ku nool deegaannada ay maamusho, iyagoo ku tilmaamay “baad iyo qasab aan shareecada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa maalintii labaad ku xiran xabsi ku yaalla Magaalada Baydhabo Nabadoon Isaaq Widaadow, kaddib markii ay xireen mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed, sida ay sheegeen ilo deegaanka ah. Nabadoonka ayaa la sheegay in xariggiisu yimid kaddib markii uu si...
by contact@fairytale-express.com | Feb 25, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaarissa ee dalka Kenya ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo ka tirsan Ciidamada Kenya saacadihii la soo dhaafay, xilli ay ka baxeen xerada ay ku leeyihiin deegaanka Dhaashooy ee hoostaga degmada Faafi. Sida ay wararku...