by contact@fairytale-express.com | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maamulka iyo saraakiisha ciidanka ee degmada Buur Hakaba ayaa kulan la qaatay taliska ciidanka Midowga Afrika (AUSSOM) ee fariisinka ku leh degmada, iyagoo kala hadlay sidii xal waara loogu heli lahaa xiisadda kala dhexeysa maamulka Koonfur Galbeed Eee uu hogaamiyo...
by Banaadir | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maamulka Puntland ayaa kasoo horjeestay tallaada uu qaaday gudiga doorashooyinka here federaal oo sheegay in dooraashin lagu qabanayo deegaano uu ka arimiyo maamulka Puntland. Bayaan kasoo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa lagu cambaareeyay tallaabadaasi...
by Banaadir | Feb 24, 2026 | FEATURED, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Iyadoo doorashooyinka guud ee Soomaaliya lagu wado inay qabsoomaan bartamaha sanadkan, diyaargarowga amniga iyo helitaanka is-afgarad siyaasadeed ayaa noqday qodobbada ugu muhiimsan ee lagu cabbirayo xaaladda dalka, taasoo Mahad Salaad ka dhigtay mid hormuud ka ah...
by Banaadir | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doona dalka Australia Danjire Dr Faysal Axmed Salaad ayaa si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga danjirannimo u gudbiyay Sam Mostyn, oo ah wakiilka boqorka (Governor-General) dalka Australia. Intii lagu guda jiray...
by Banaadir | Feb 24, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Musharrax madaxweyne Soomaaliyeed, Naasir Cige, oo muddo ka badan toban maalmood ku xirnaa dalka Kenya kaddib eedeymo la xiriiray haysashada baasaboorrro kala duwan, ayaa laga sii daayay maxkamadda Kahawa Law Courts ee Kenya. Naasir Cige, oo hore ula soo shaqeeyay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 23, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Magaalada Muqdisho waxaa ka socda kulan muhiim ah oo u dhaxeeya xubnaha Golaha Mustaqbalka oo uu kamid yahay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Xildhibaannada labada Aqal ee mucaaradka. Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka iyo wadahadalladii...