by contact@fairytale-express.com | Mar 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka qeyb galay kulan mahadcelin ah oo uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud u sameeyey Xildhibaanada labada Aqal ee...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Mr. Swan ayaa xilkan muhiimka ah kala wareegaya Bintou Keita oo u dhalatay dalka Guinea, taas oo uu Xoghayuhu ku ammaanay kaalintii iyo adeeggii hufnaa ee ay ka gaysatay hawlgalka MONUSCO. Magacaabista James Swan ayaa timid iyadoo loo eegayo khibraddiisa baaxadda leh...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan af-fur ah ku maamuusay, Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahadceliyey dadaalka, dulqaadka iyo mas’uuliyadda ay muujiyeen muddadii ay socotay...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamo hor leh ayaa ku biiray ciidamada Badbaadada Koonfur Galbeed, iyadoo dhaqdhaqaaqyo ciidan oo cusub laga soo sheegayo degmada Qansaxdheere ee gobolka Baay. Ciidamadan cusub ayaa shaaca ka qaaday inay diyaar u yihiin inay si rasmi ah uga mid noqdaan ciidamada...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa shir guddoomiyey kulanka Todobaadlaha ee Hoggaanada, Qeybaha iyo Fadhiyada Madaxa oo ka qabsoomay xarunta Akademiyada ee Generaal Kaahiye. Kulanka waxaa Warbixino la xiriira...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | ENTERTAINMENT, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wareegto uu soo saaray waxa uu Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen u magacaabay Agaasime kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada. Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee Dowladda Federaalka...