by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Shirkii Golaha Mustaqbalka ayaa si rasmi ah u soo idlaaday, iyadoo dhinacyadii ka qeybgalay ay isla garteen in mar kale lagu laabto xarunta Villa Soomaaliya si loo sii ambaqaado wadahadallada. Wararka hordhaca ah ee laga helayo shirka ayaa tilmaamaya in dhinacyadu ay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa booqasho iyo dhiiragelin ugu tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Daraawiishta Koonfur Galbeed, kuwaas oo loo diyaarinayo adkeynta amniga iyo ilaalinta dowladnimada koonfur galbeed....
by Banaadir | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Askari kamid ahaa ciidamada ilaalada madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed, ayaa lagu soo waramayaa inuu goostay. Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoonyahay ayaa Banaadir24 Online, u sheegay in gaari uu leeyahay Kamala Guutaale, oo ah Xoghayaha Joogtada ah ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ugu yaraan laba qof ayaa ku geeriyootay, siddeed kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii ciidamo ka tirsan dowladda ay maanta howlgallo burburin ah ka fuliyeen xaafado ku yaalla waqooyiga magaalada Muqdisho. Howlgalkan ayaa ka dhacay xaafadaha Buulo Maaxaay ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xubnaha Golaha Mustaqbalka ayaa kulan xasaasi ah uga socdaa xarunta Xalane, iyagoo ka arrinsanaya kulamadii shalay iyo Maanta baaqday ee ay la lahaayeen Dowladda Federaalka. Ilo xog ogaal ah ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka aysan weli ku heshiin aragti mideysan oo...
by Banaadir | Feb 21, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sii xoojisay dagaalka ka dhanka ah kooxaha khawaarijta, iyadoo hawlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen ciidammada amniga lagu dilay saddex horjooge oo ka tirsanaa garabka maaliyadda iyo boobka hantida shacabka ee kooxda khawaarijta....