by contact@fairytale-express.com | Feb 20, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in xaalad macaluul ah ay ku dhufan karto Soomaaliya, kaddib markii abaarta sii daba dheeraatay ay saameysay in ka badan 4 milyan oo qof oo ku kala nool gobollo kala duwan oo dalka ah. Warbixin ay soo saartay hay’addu ayaa lagu...
by contact@fairytale-express.com | Feb 20, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Maanta oo Jimco ah waxaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aden Adde International Airport ka soo degtay diyaarad xamuul ah oo sida qalab millatari, sida ay sheegeen ilo xog-ogaal ah. Wararka ayaa tilmaamaya in qalabkan laga leeyahay dalka Turkey, inkastoo aan si...
by contact@fairytale-express.com | Feb 20, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Horjooge ka ka tirsanaa Ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidamada Booliiska Gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, kaddib howlgal qorsheysan oo maalmihii u dambeeyey ka socday aagga deeganka deynuuney. Horjoogahan oo lagu magacaabo Cabdullahi Cali Maxamed ayaa...
by Banaadir | Feb 20, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warbaahin laga leeyahay dalka Israa’iili ayaa soo saartay warbixin ka digaysa xiisad sii kordheysa oo u dhaxaysa Masar iyo Israa’iil taasoo keeni karta isku dhac toos ah ama dadban oo ka dhaca Soomaaliya. Natsiv Net, oo ah warbaahin ku hadasha afka Hebrowga, ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 20, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeymo xooggan oo ka dhacay magaalada Moqokori iyo deegaanno hoos yimaada, kuwaas oo lagu beegsaday dagaalameyaal ka tirsan ururka Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan ilo deegaanka ah, duqeynta ayaa si gaar ah u haleeshay goob ay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 20, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Guddoomiyihii hore ee Maamulka Gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Amiir, ayaa warqad furan u diray Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, isaga oo ugu baaqay in uu ka qeyb galo shirarka wadatashiga ee ka socda caasimadda....