by contact@fairytale-express.com | Feb 20, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Warar lagu kalsoonaan karo oo aan helnay ayaa sheegaya in shirkii la filayay inuu maanta markale ka qabsoomo xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya uu baaqday. Shirkaasi ayaa qorshuhu ahaa in ay ka qeybgalaan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh...
by contact@fairytale-express.com | Feb 20, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Qarax miino ayaa lala eegtay Taliyaha Caafimaadka ee Isbitaalka Madiino, Gaashaanle Sare Cabdirisaaq Afgaduud, sida ay xaqiijiyeen ilo ammaanka ka tirsan. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in miinada lagu xiray gaari uu leeyahay taliyaha, xilli uu ka maqnaa gaariga oo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 20, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wakaaladda Biyaha Hargeysa ayaa si rasmi ah ugu gudbisay Wasaaradda Horumarinta Biyaha liiska shaqaale loo xulay inay ka qaybgalaan tababar caalami ah oo la xiriira horumarinta iyo maareynta adeegyada biyaha, kaas oo lagu qaban doono dalka Israa’iil. Warqad rasmi ah...
by Banaadir | Feb 20, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis iskaashi la saxiixday Wasiirka Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya Mudane Saleh bin Nasser Al-Jasser. Heshiiskan ayaa...
by Banaadir | Feb 19, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda ee XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Golaha Wasiirrada uga mahadceliyay meel marinta axdiyada muhiimka ah ee hoos ku xusan: Axdiga Caalamiga ah ee Xeerarka Hortagga Isku-Dhacyada Badda (COLREG 1972) Axdiga Caalamiga ah...
by Banaadir | Feb 19, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka, kuwaasi oo soo ajiibay Gogosha wadatashi ee ay fidisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Soo...