by contact@fairytale-express.com | Feb 18, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo uu wehlinayay Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa xalay kulan gaar ah oo albaabadu u xirnaayeen la qaatay Madaxweynayaasha Maamul-goboleedyada Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)...
by Banaadir | Feb 18, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan, ayaa Talaadadii sheegay in aqoonsiga ay Israa’iil siisay Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbannaanida ee Somaliland uusan wax faa’iido ah u lahayn Somaliland lafteeda iyo guud ahaan gobolka. Bishii Diseembar, Erdogan...
by contact@fairytale-express.com | Feb 17, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in laga arkay Bisha Barakeysan ee Ramadaan qaybo ka mid ah gudaha dalka, taasoo muujinaysa bilowga bisha soonka ee sannadkan. Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Soomaaliya ayaa sheegtay in warbixino la...
by contact@fairytale-express.com | Feb 17, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Decale waxaa Maanta kulan aan caadi aheyn ku yeeshay Mafaxweyne Xasan Sheekh iyo Golaha Mustaqbalka oo ay kamid yihiin Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Madaxda Golaha Mustaqbalka ka dalbaday in...
by contact@fairytale-express.com | Feb 17, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
.Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u dhaqan gelisay nidaamka cusub ee ETA (Electronic Travel Authorization) laga bilaabo 15-ka Febraayo 2026, taasoo noqonaysa tallaabo cusub oo lagu xakameynayo socdaalka caalamiga ah iyo gelitaanka dalka. ETA waa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 17, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Khayre oo katirsan Golaha Mustaqbalka ayaa u guuray xayndaabka Xalane ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku sugan yihiin madaxda maamullada Puntland iyo Jubbaland. Hoggaamiyeyaashan hore oo horay u deganaa guryo ku dhow garoonka...