by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ku-xigeenka La-taliyaha Amniga Qaranka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (JFS), ahna La-taliyaha Sare ee Amniga Xafiiska Raysal Wasaaraha, Mukhtaar Jeyte, ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilalkii uu ka hayay dowladda. Mukhtaar Jeyte oo maanta ka degay...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dowlad Goboleedka Hirshabelle ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Degmada Buulo Burte Xasan Maxamed Cabdi iyo Duqii Magaalada Buulo Burte Cabdisalaan Cali Maxamed, kadib dhacdooyin la xiriiray arrimaha doorashooyinka deegaanka. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Golaha Wasiirrada Xukuumadd Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa looga hadlay amniga dalka, gurmadka xaaladda abaaraha, hawlgaladdii ugu dambeeyay ee ciidamadda xoogga dalka ay kula wareegeen deegaanno horleh, iyo warbixinno ku saabsan nidaamka...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maamulka Waqooyi Bari ayaa meelo kamid ah Gobolka Sanaag ku soo bandhigay ciidamo farabadan oo millateri ah, kuwaas oo la sheegay in dhowaan loo soo geba-gabeyn doono tababarkooda. Ciidamadan oo muddo tababar ku jiray ayaa lagu soo bandhigay goob fagaare ah, iyadoo...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kadib markii Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay shalay ansixiyeen wax ka bedel lagu sameeyay 15 cutub oo kamid ah dastuurka KMG ah ee dalka, ayaa waxaa soo baxaya hadal-heyn siyaasadeed oo ku saabsan aamusaanta qaar kamid ah maamul...
by contact@fairytale-express.com | Mar 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Siyaasiyiinta kala ah Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke iyo Danjire Daahir Maxamuud Geelle ayaa si wadajir ah u bogaadiyey ansaxinta dhammeystirka iyo wax-ka-beddelka Dastuurka Ku-meelgaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka...