by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Taliska Booliska Gobolka Banaadir ayaa isku dayay in uu joojiyo shir ay qorsheynayaan xildhibaanno isku magacaabay โXildhibaannada Xorta ahโ, kuwaas oo ka mid ah mudanayaal horay looga ganaaxay ka qeybgalka kulamada labada Aqal ee Baarlamaanka. Xildhibaannadan ayaa...
by contact@fairytale-express.com | Feb 14, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Raโiisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay xaflad ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Deegaanka, hase yeeshee kulanka ayaa si lama filaan ah u soo idlaaday kaddib markii Raโiisul Wasaaruhu ka kacay goobta isaga oo u kicitimay dhanka Xerada...
by contact@fairytale-express.com | Feb 13, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka ayaa galabta ilaa caawa isku dayay inay shir gaar ah ku qabsadaan gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo xerada Xalane, hase yeeshee waxaa lagu wargeliyay in aan wax hub ah, xitaa bistoolad, lala geli karin gudaha garoonka iyo...
by contact@fairytale-express.com | Feb 13, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa si rasmi ah xilka uga qaadday Guddoomiyihii iyo Agaasimihii Fulinta ee shirkadda DP World, Sultan Sulayem, kaddib markii magaciisu uu soo galay baaritaanno la xiriira fadeexadda caalamiga ah ee Jeffrey Epstein. Goโaankan degdegga ah...
by contact@fairytale-express.com | Feb 13, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Daraawiishta ee Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ku guuleystay inay fashiliyaan miino ay maleeshiyaadka Al-Shabaab ku aaseen inta u dhaxeysa deegaannada Biibi iyo Jannaay Cabdalle, oo ku yaalla duleedka magaalada Kismaayo. Miinadan oo la sheegay in lagu...
by contact@fairytale-express.com | Feb 13, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa maanta u safray dalka Ethiopia, halkaas oo uu kaga qeyb galayo shirka Midowga Afrika ee ka socda magaalada Addis Ababa. Safarka Madaxweynaha ayaa qeyb ka ah dadaallada diblomaasiyadeed ee...