by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dagaal u dhexeeya laba maleeshiyo beeleed ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo sababay dhimashada hal ruux iyo dhaawaca labo kale. Sida ay noo xaqiijiyeen ilo ka tirsan bahda caafimaadka, meydka ruuxa dhintay ayaa la gaarsiiyey Isbitaalka Guud ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay Cabdi C/qaadir Maxamed, oo loo yaqaannay Xuseen Afgarasho, iyo Farxaan Maxamuud C/nuur Aadan, oo isna loo yaqaanay Xasan Afgarasho. Labada nin ayaa horey Maxkamadda...
by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Malawi, Burundi, Nigeria, Zambia, iyo Jamhuuriyadda Congo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, si ay uga qeybgalaan Shirweynaha 39-aad ee Midowga Afrika (39th AU Summit). Markii ay ka degeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Waxaa lagu wadaa in Ilaalada iyo baratakoolka madaxda maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland ay Maanta soo gaaraan magaalada Muqdisho, iyagoo hordhac u ah wafdiyaasha sare ee labada maamul. Sida ay sheegayaan ilo xog-ogaal ah, imaatinka ilaalada iyo kooxaha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Shir xalay ka dhacay xarunta Villa Soomaaliya ayaa lagu lafa-guray arrimo xasaasi ah oo la xiriira geeddi-socodka siyaasadda dalka, gaar ahaan howlaha wax ka beddelka Dastuurka. Kulankan ayaa waxaa ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
by Banaadir | Feb 10, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Masar, Cabdifataax Al-Sisi, ayaa hadalladan ka jeediyay kulan uu magaalada Qaahira kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in Masar ay mudnaan gaar ah siinayso iskaashiga kala...