by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo guddoomiye kuxigeenka 1aad ee Aqalka Sare Cali Shacbaan Ibraahim ayaa soo saaray go’aan rasmi ah oo looga...
by Banaadir | Feb 6, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Rapper-ka caanka ah ee reer Britain, Oakley Neil Caesar-Su, oo si weyn loogu yaqaan Central Cee, ayaa shaaca ka qaaday inuu qaatay diinta Islaamka, isla markaana uu beddelay magaciisa. Central Cee, oo ah fanaanka heesta Band 4 Band, ayaa arrintan ku muujiyay baahin...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, TECH NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Madaxweynaha Dowlad Goboleedkw Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan dhiirigelin ah kula qaatay Magaalada Kismaayo, Saraakiisha howlgallada gaarka ah ee qeybta ka ah howlgalka AFRICOM ee Dowlada Maraykanka ee ka howlgalla Jubaland. Madaxweynaha ayaa Saraakiisha...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka hadlay dagaalkii shalay ka dhacay magaalada Baydhabo, isaga oo ku tilmaamay inuu ahaa isku day amni darro lagu carqaladeynayay xasilloonida gobolka. Madaxweynaha oo hadal...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maamulka Puntland ayaa si cad uga hor yimid heshiis ay shalay ansixiyeen Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo dhex maray DFS iyo Dowladda Turkiga, una jeedkiisu ahaa horumarinta badda iyo badmaaxiinta Soomaaliyeed. Heshiiskan oo ay saxiixeen...
by contact@fairytale-express.com | Feb 6, 2026 | DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wiil dhalinyaro ah oo Soomaali ah ayaa si naxdin leh loogu dilay ismaamulka Narok ee dalka Kenya, kaddib markii dabley hubeysan ay ku weerareen dukaan uu ku lahaa halkaas. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Cabdisitaar Dugaal Cali, ayaa ku sugnaa tukaankiisa xilli ay...