by Banaadir | Feb 6, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig oo magaciisa afgarashadu ahaa Sheekh Aadan Dheere, kaas Khawaarijta u qaabilsanaa Maaliyadda Gobolka Banaadir,...
by Banaadir | Feb 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa ayaa soo bandhigay warbixinno ka tarjumaya xaaladda abaaraha ka jira gayiga Soomaaliyeed , saameynta dhanka biyaha iyo cuntada ah ee ay ku yeelatay dalka iyo qorshaha...
by Banaadir | Feb 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku warramaya inuu halkaasi mar kale saaka ka qarxay dagaal culus. Dagaalka oo lasoo warinayo inuu ka socdo afar goobood oo Kamid ah magaalada Baydhabo ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada maamulka...
by Banaadir | Feb 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka ay Israa’iil ku aqoonsatay Somaliland, isagoo ku tilmaamay mid “sharci-darro ah” isla markaana “waxba kama jiraan”, wuxuuna mar kale adkeeyay taageerada buuxda ee Ankara ay u hayso...
by Banaadir | Feb 5, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Afar bilood kaddib markii daadad xooggan ay burburiyeen buundo ku taalla waddada istiraatiijiga ah ee Berbera, Somaliland ayaa heshiis la gaartay shirkadda Imaaraadka ee Nael & Bin Harmal Hydroexport (NBHH) si dib loogu dhiso buundadaasi. Waddadan oo horey loogu...
by Banaadir | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Taliyaha Ciidanka Difaaca Uganda (UPDF), Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa sheegay in ciidamada Uganda ay si buuxda uga bixi karaan Soomaaliya dhammaadka sanadka 2026, haddii aan si degdeg ah loo gelin wadahadallo dhab ah oo lagu xallinayo yaraanta dhaqaale ee...