by contact@fairytale-express.com | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maanta ayaa lagu wadaa in Magaalada Muqdisho lagu qabto doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqda Aadanaha, taas oo lagu dooran doono Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha guud ee guddiga. Doorashadan ayaa waxaa ku tartamaya musharrixiin leh...
by contact@fairytale-express.com | Feb 4, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Ciidamada Mareykanka ayaa agab ciidan iyo hub kala duwan ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha Dhexe. Taageeradan ayaa muujinaysa taageerada joogtada ah ee Dowladda Mareykanku la garab taagan tahay Soomaaliya, iyo iskaashiga...
by Banaadir | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Hay’adda Nabadsugidda qaranka ayaa war kasoo saaratay duqeybntii maanta ka dhacday gobolka Shabeellaha Dhexe. Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Qaahira ee...
by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
:Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku caddeysay in ay si buuxda uga go’an tahay mas’uuliyadda qaran, ilaalinta midnimada dalka, wada-jirka bulshada Soomaaliyeed, iyo xoojinta hannaanka wada-tashi ku dhisan. War-saxaafadeedka ayaa lagu...
by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Dadaallo xooggan ayaa saacadihii lasoo dhaafay u socday sidii dib loogu soo nooleyn lahaa gogosha wadahadallada u dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dhinacyada mucaaradka ah ee ay kamid yihiin Puntland iyo Jubaland. Waan-waanta ayaa cirka isku sii shareertay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan, Komishin Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Xuseen Nuunow Cali ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Socdaalka Guddoomiyaha iyo...