by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | BUSINESS, DUNIDA, LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA, WORLD NEWS
Xaafadda Delft ee magaalada Cape Town, dalka Koonfur Afrika, waxaa lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Xaaji Muxudiin Axmed Nuur, kadib weerar hubeysan oo lagu qaaday dukaankiisa. Dilka ayaa dhacay xilli marxuumka uu ka shaqeynayay dukaankiisa,...
by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maamulka Puntland ayaa saaka si rasmi ah u fuliyay xukun dil toogasho ah oo lagu riday Hodan Mohamud Diiriye, kadib markii maxkamadaha Puntland ay horay ugu heleen inay dishay marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdulle oo 13 jir aheyd. Dil toogashada ayaa ka dhacday...
by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Shacab careysan ayaa maanta xiray laamiga dheer ee mara aagga Suuqa Xoolaha kaddib markii ay ka biyo diideen dhul ay ku noolaayeen oo ay sheegeen in si sharci darro ah looga iibiyey ganacsato. Dadka bannaanbaxaya ayaa ku andacoonaya in dhulkooda ay dowladda Madaxweyne...
by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in saakay waaberigii, xilli salaadda Subax lagu jiray, ay diyaaradaha dagaalka Turkiga duqeyn culus ka fuliyeen goobo lagu tuhunsanaa inay ku sugnaayeen xubno ka tirsan Al-Shabaab. Duqeynta ayaa ka...
by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa maanta u baxaya safar dalka dibaddiisa, kaas oo qaban qaabadiisa ka socoto Magaalada Muqdisho. Safarka Guddoomiyaha ayaa imaanaya xilli ay wali taagan tahay...
by contact@fairytale-express.com | Feb 3, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA
Maanta oo Talaado ah ayaa lagu wadaa in xukun dil toogasho ah lagu fuliyo Hodan Maxamuud Diiriye, kaddib markii Maxkamadaha Puntland ay ku heleen dambiga ah in ay dishay Marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdulle (AUN). Maxkamadda Darajada Koowaad iyo tan Rafcaanka ee...