• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

LOCAL NEWS

Diyaarado siday Ciidamada Ilaalada Axmed Madoobe & Deni oo hawada laga celiyay

Diyaarado siday Ciidamada Ilaalada Axmed Madoobe & Deni oo hawada laga celiyay

by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Diyaarado siday ciidamo gaar ah oo ka socday Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa hawada laga celiyay, xilli ay ku soo wajahnaayeen magaalada Muqdisho. Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay bixisay amarka lagu...

Muwaadiniin Soomaaliyeed oo lagu dilay Gudaha Itoobiya

by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa xalay lagu dilay gudaha magaalada Hawasa ee gobalka Sidama, dalka Itoobiya, iyadoo aan weli si rasmi ah loo shaacin sababta ka dambeysa dilkooda. Dadka la dilay ayaa la sheegay in ay u joogeen magaalada Hawasa arrimo caafimaad, balse...

Siyaasiyiinta mucaaradka oo tallaabo culus qaaday ka hor Shirka Muqdisho

by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Golaha Samatabixinta Soomaaliyeed oo uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa shir gaar ah ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ka wada hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo shirka la filayo inuu maalmaha soo socda ka...

Horjoogayaal katirsan Al-Shabaab oo howlgal lagu dilay

by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa howlgal si wanaagsan loo qorsheeyay ka fuliyay deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Howlgalka ayaa waxaa hoggaaminayay Taliyaha Ururka 8-aad...

Booliska Gobolka Banaadir oo xiray Dhalinyaro Caan ka ah Tiktok

by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Boliiska Degmada Hodan, ayaa soo xiray eedeysanayaal lagu magacaabo Yuusuf Xasan Cali (Yuu Boss) iyo Mahad Maxamuud Xamarow oo loo yaqaano ( Garyaqaan ), kuwaas oo lagu eedeeyay ku lug lahaanshaha falal la xiriira...

Maxaa keenay dib u dhaca Shirkii DFS & Golaha Mustaqbalka?

by contact@fairytale-express.com | Feb 1, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Waxaa dib u dhac ku yimid shirkii wadahadalka ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka, kaas oo lagu waday in lagu qabto Teendhada Xalane ee magaalada Muqdisho. Dib u dhaca ayaa yimid kadib markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ka...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.