• HOME
  • BUSINESS
  • DUNIDA
  • ENGLISH NEWS
  • ENTERTAINMENT
  • FEATURED
  • LATEST NEWS
  • LOCAL NEWS
  • OPINIONS
  • TECH NEWS
  • WARARKA
  • WORLD NEWS

LOCAL NEWS

Dhagxaan lagu jiray waddooyin horleh oo kuyaalla Muqdisho

by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Xaafadaha ku teedsan Macallin Nuur ilaa Ex-Control Afgooye ee degmada Dharkenley ayaa saaka lagu xiray dhagxaan waaweyn, taasoo sababtay in gebi ahaanba la joojiyo isku socodkii dadka iyo gaadiidka. Dadkii deegaanka ayaa ku qasbanaaday inay ku dhex lugeeyaan...

Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland oo Maanta tegaya Muqdisho

by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Magaalada Muqdisho waxaa Maanta ku wajahan Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada Jubbaland iyo Puntland Axmed Maxamed Islaam iyo Saciid Cabdullaahi Deni, iyaga oo wata ciidamo gaar ah oo sugi doona amnigooda inta ay ku sugan yihiin caasimadda. Labada Madaxweyne ayaa ka...

XOG: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta ku wajahan dowlad degaanka Soomaalida

by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu maanta safar hal maalin ah ku tago magaalada Godey ee Dawlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ee Itoobiya. Safarkan ayaa imaanaya xilli shalay ay magaalada Godey gaareen Taliyeyaasha...

Deni & Axmed Madoobe oo loogu baaqay inay ka feejignaadaan in lagu dilo Muqdisho

by contact@fairytale-express.com | Jan 31, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Xildhibaan Cabdirashiid Xidig oo katirsan Golaha Shacabka ayaa farriin adag u diray Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyo Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, xilli ay ku wajahan yihiin magaalada Muqdisho si ay uga qeybgalaan...
Somaliland Oo Ku Jirta Feeylasha Epstein

Somaliland Oo Ku Jirta Feeylasha Epstein

by Banaadir | Jan 31, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Emailo dhawaan lasii daayay ayaa muujinaya in Jeffrey Epstein iyo shabakaddiisu ay si joogto ah uga hadleen Somaliland sannado ka hor marxaladda juqraafi-siyaasadeed ee ay maanta ku jirto. Iimaylo la isweydaarsaday oo u dhexeeyay 2012 ilaa 2018 ayaa Somaliland ku...

Sheekh Caan ah oo farriin quus ah u diray Madaxweyne Xasan Sheekh & Mucaaradka

by contact@fairytale-express.com | Jan 30, 2026 | LATEST NEWS, LOCAL NEWS, WARARKA

Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa farriin culus oo si toos ah u taabaneysa hoggaanka siyaasadda dalka u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, iyo xubnaha ka qeyb galaya shirka Golaha Mustaqbalka, isaga oo ku baaqay in si dhab ah...
« Older Entries
Next Entries »

Recent Posts

  • Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
  • Sawirro: Guddoomiyr Muungaab oo booqday furrimaha dagaalka kuna dhawaaqay…
  • Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  • Xisbiga Himilo Qaran oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga digay muddo kororsi
  • Sawirro:- Dhalinyaro Somaliland u dirtay Israa’iil oo Ehelladooda walaac muujinayaan, xilli tababar…
  • Falcelin xooggan oo ka dhalatay hadalkii Guddoomiye Aadan Madoobe & Mucaaradka oo…
  • Daawo Sawirrada: Dhaqaatiir Sucuudiyaan ah oo qalliin ku kala fujiyay Caruur Soomaali ah oo isku dhagan
  • Dalalka Khaliijka oo joojinaya qandaraasyada ay kula jiraan Mareykanka
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo faa’iideystay dastuurka cusub & muddo xileedkiisa oo la kordhiyay
  • Agaasimaha NISA oo sagootin sharaf leh u sameeyay sarkaal kaalin weyn ka qaatay amniga

Recent Comments

  1. contact@fairytale-express.com on Kiiska Dacwadda Xildhibaannada Soomaaliya ee Baarlamaanka EAC oo markale la dhageysanayo
  2. contact@fairytale-express.com on Dowladda oo soo bandhigtay Ciidamo la dagaalama Al-Shabaab, Ammar culsuna siisay
Banaadir24.com is an independent online news platform dedicated to delivering timely, accurate, and balanced coverage of news and events in Somalia and beyond.
About Banaadir24
Banaadir24 provides local news from the Banaadir region and Mogadishu, along with national developments across Somalia. Our coverage includes politics, security, governance, and humanitarian affairs, as well as regional and international stories that matter to the Somali people. We also report on sports, culture, business, and community initiatives that shape everyday life. To reach a broader audience, we publish our content in both Somali and English, ensuring that people in Somalia and members of the Somali diaspora can stay informed and connected.
Our Mission and Values
Our mission is to inform the public with reliable, fact-based reporting while amplifying Somali voices and promoting transparency and accountability. Banaadir24 is run by a dedicated team of Somali journalists committed to accuracy, fairness, and independent journalism. We operate digitally to deliver timely updates with context, serving the Somali public without representing any government, political party, clan, or business interest.
Contact us

Contact Us For story tips, feedback, press releases, or general inquiries:

Phone: +(1) 0987654321
Email: info@banaadir24.com
Website: https://www.banaadir24.com

Thank you for reading Banaadir24. Your trust and support help us continue serving the community.

© 2026 Banaadir24.com. All rights reserved.